Madaxweynaha Muuse Bxi Oo Galabta Safar Deg Deg Ah Emaaradka Ugu Baxaya Iyo Farmaajo Oo Isna Safar Ugu Baxaya Qatar.

0
Tuesday March 13, 2018 - 16:17:48 in by salman abdi
  • Visits: 583
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Muuse Bxi Oo Galabta Safar Deg Deg Ah Emaaradka Ugu Baxaya Iyo Farmaajo Oo Isna Safar Ugu Baxaya Qatar.

    Madaxweynaha Muuse Bxi Oo Galabta Safar Deg Deg Ah Emaaradka Ugu Baxaya Iyo Farmaajo Oo Isna Safar Ugu Baxaya Qatar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Muuse Bxi Oo Galabta Safar Deg Deg Ah Emaaradka Ugu Baxaya Iyo Farmaajo Oo Isna Safar Ugu Baxaya Qatar.

madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu safar deg deg galabta ugu bixi doono dalka Imaraadka Carabta .

Madaxtooyada Somaliland wali wax war ah kamay soo saarin ujeedka Safarka Madaxweynaha , balse waxaa la sheegayaa in uu salka ku hayo arinta muranka dhalisay ee heshiiska dekada Berbera , kaas oo dhex maray Somaliland , Itoobiya iyo shirkada Imaraadka laga leeyahay ee Dp World .


Sidoo kale Madaxweynaha Somaliya Md Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa isna la filayaa in uu safar ugu baxo isaga iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo dalka Qatar.


Dalalka Qatar iyo Imaraadka oo ay ka dhaxeyso xuruf xun oo siyaasadeed ayaa waxaa ay u muuqataa in ay si toos ah ula kala safteen dalalka Somaliland iyo Somaliya