Hirdanka siysadeed iyo Is Bahaysiyo Cusub oo Ka Qarxay Bariga Dhexe iyo Qaarada Africa.

0
Tuesday March 13, 2018 - 16:17:48 in by salman abdi
  • Visits: 655
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hirdanka siysadeed iyo Is Bahaysiyo Cusub oo Ka Qarxay Bariga Dhexe iyo Qaarada Africa.

    Hirdanka siysadeed iyo Is Bahaysiyo Cusub oo Ka Qarxay Bariga Dhexe iyo Qaarada Africa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hirdanka siysadeed iyo Is Bahaysiyo Cusub oo Ka Qarxay Bariga Dhexe iyo Qaarada Africa.

Ka Dib markii Dawlada Somaliya Dacwo u Gudbisatay Magaalada Qaahira oo Ah Xarunta Jaamacada Carabta Ayaa Dhanka Kale Wasiir ka Arimaha Dibeda Imaaradku Socdaal Deg Deg Ah Ku Tegay Magaalada Ardasababa Ee Xarunta U Ah ururka Qaramada Africa

Halkaas oo la Sheegay inay Itoobiya ka Wada Hadleen Sidii Ay Arinta Berbera u Soo Dhigi lahaayen Kulanka Shirka African union ka
Iyadoo Dawlada Imaaradku Gawska ku adkaynayso in Itoobiya Marada ka Qaado Aqoonsi Ay Siiyaan Ururka Wadamada Africa

Arinta Ayaana Hada Xiiso Cusub Yeelatay Iyadoo labada Dhan Midba Awooda Saaray Meel Somaliya Awooda Saartay Dhanka Jaamacada Carabta oo Ay ku Haysato Taagero Xoogan oo Ay ugu Horayso Jabuuti oo Diidan laba Waxood oo Mid Yahay Shirkada Dpworld oo khalif ka Dhexeeyo iyo Mida labaad oo Ah
Dekedda berbera oo Sida Imaaradku Wado Kala Baxday Macaamishi Wadanka Weyn Ee Itoobiya.

Arimaha Isha lagu Hayo Ayaa Waxa ka Mid Ah Wadanka masar oo Xifaaltan Siyaasadeed kala Dhexeeyo Itoobiya Dhanka Kalena Xulafo Dhaw la Ahaa Imaaradka oo Xaalku ku Noqday laba Daran mid Dooro iyadoo markii ba Imaaradku Isku Daayey inuu Masar Dhegta wax u Saaro

Isku Soo Wada Duubo Xaalkaga Arinta Berbera Ayaa Noqday Laf Dhuun Gashay iyadoo Dadka Siyaasada Falanqeeya Durba Sheegen in Dawlada Somaliya Ay u Wacnayd inay ka aamusto Maadama Hada u Arinkii ku Dhaw Yahay in Somaliland Dawlado muhiim Ah Aqoonsadan

Dhanka Kale Shirkada Dpworld Ayaa Webkeeda ka masaxday Somaliya iyadoo liiska Dekeddaha Ay Gacanta ku Hayso Wadamadooda iyo Calankoooda ku Dartay Somaliland Taas oo loo Arkay Fariin kale

Hoos ku Qor kee kula Awood Badan Ayey Tahay Labada Dhan ee Ururka Carabta iyo ka African ka ee kala Fadhiya Qaahira iyo Ardasababa

https://scontent.fjib1-2.fna.fbcdn.net/v/t1.0-9/

Image may contain: 1 person, sitting