Hargeysa:Madaxweynaha Somaliland oo Gurigiisa ku Booqday Xaaji Cabdi waraabe oo Xanuusanaya intii aanu u dhoofin Imaaratka ka hor

0
Wednesday March 14, 2018 - 08:33:38 in by salman abdi
  • Visits: 934
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa:Madaxweynaha Somaliland oo Gurigiisa ku Booqday Xaaji Cabdi waraabe oo Xanuusanaya intii aanu u dhoofin Imaaratka ka hor

    Madaxweynaha Somaliland Muse Bixi cabdi ayaa Gurigiisa ku Booqday Xaaji Cabdi Waraabe xilli uu ku sii socday Madaarka oo uu ka dhoofi lahaa, xaajiga oo mudooyinkan danbe u jiifay Gurigisa xaalad caafimaad ayuu madaxweynuhu ilaahay uga baryey caafimaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Muse Bixi cabdi ayaa Gurigiisa ku Booqday Xaaji Cabdi Waraabe xilli uu ku sii socday Madaarka oo uu ka dhoofi lahaa, xaajiga oo mudooyinkan danbe u jiifay Gurigisa xaalad caafimaad ayuu madaxweynuhu ilaahay uga baryey caafimaad Image may contain: 1 person, sitting, bedroom and indoorImage may contain: 2 people, people standing