Hargeisa:- Somaliland Oo Dalka Ka Mamnuucday Inuu Ka Shaqeeyo Ururka Fursad Fund Oo Hargaysa Ku Dhex Faafinaayey Fikirka Somaliweyn.

0
Wednesday March 14, 2018 - 13:17:31 in by salman abdi
  • Visits: 512
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:- Somaliland Oo Dalka Ka Mamnuucday Inuu Ka Shaqeeyo Ururka Fursad Fund Oo Hargaysa Ku Dhex Faafinaayey Fikirka Somaliweyn.

    Hargeisa:- Somaliland Oo Dalka Ka Mamnuucday Inuu Ka Shaqeeyo Ururka Fursad Fund Oo Hargaysa Ku Dhex Faafinaayey Fikirka Somaliweyn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:- Somaliland Oo Dalka Ka Mamnuucday Inuu Ka Shaqeeyo Ururka Fursad Fund Oo Hargaysa Ku Dhex Faafinaayey Fikirka Somaliweyn.
Warqad ka soo baxday wasaaradda Qorshaynta Somaliland ayaa lagu
sheegay in ururka Fursad Fund lagaga mamnuucay Somaliland.
Ururkan ayaa sanadkii hore buuq ka dhashay kadib markii ay soo
baxday in uu fidinayo aragtida Soomaaliya maaddaama ahmiyaddiisu
tahay Soomaaliya waxaana lagu eedeeyay in uu mashaariic is dhexgal
ah wado. xukumadda ayaa eedo kuwaas la mid ah u cuskatay

Ururka Fursad Fund ayaa la sheegay in uu aasaasay nin siweyn uga soo
horjeeda qadiyada Somaliland oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan
Caynte.