War Deg Deg Ah Madaxweynaha Maamulka Putland Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadalkii Farmaajo Iyo Erayo Uu Ugu Quus Gooyay Dawlada Xamar.

0
Wednesday March 14, 2018 - 13:32:44 in by salman abdi
  • Visits: 545
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Madaxweynaha Maamulka Putland Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadalkii Farmaajo Iyo Erayo Uu Ugu Quus Gooyay Dawlada Xamar.

    War Deg Deg Ah Madaxweynaha Maamulka Putland Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadalkii Farmaajo Iyo Erayo Uu Ugu Quus Gooyay Dawlada Xamar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Madaxweynaha Maamulka Putland Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadalkii Farmaajo Iyo Erayo Uu Ugu Quus Gooyay Dawlada Xamar.

 

Maamulka Puntland ee soomaliya oo warar laga helay ayaa sheegay in go,aankii xukuumadda soomaliya qaadatay
aanay iyaga khusayn kaas oo ahaa in shirkada Dp world aanay ka shaqayn Karin guud ahaan dhulka xukuumadda farmaajo maamusho

 

 

Shirkada dp world oo iminka maal gashanaysa magaaladda berbera ayaa khilaaf badan ka dhalisay xukuumadda xamar waxaana
baarlamaanku u gacan taageen in guud ahaanba dalka soomliya ka shaqayn shirkada dp world waxaana taasi saamayn ku keenaysa
maamulka puntland oo soomaliya ka tirsan
Shirkadda dp world oo laga leeyahay dalka imaaradka carabta ayaa shirkad iyada hoos timaada oo ay maamusho waxa ay gacanta ku
haysa dekedda boosaaso waxaana hawada ka baxaya shirkada iyo ka shaqaynta puntland hadii hadalka soomliya sax noqdo
madaama aanay puntland ka madax banaanayn soomaliya