War Deg Deg Ah Haweenay Shaqaale Ka Aheyd Diyaaradka Imaaradka Oo Ka Soo Dhacdey Iyo Xaladeeda.

0
Friday March 16, 2018 - 18:52:11 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Haweenay Shaqaale Ka Aheyd Diyaaradka Imaaradka Oo Ka Soo Dhacdey Iyo Xaladeeda.

    War Deg Deg Ah Haweenay Shaqaale Ka Aheyd Diyaaradka Imaaradka Oo Ka Soo Dhacdey Iyo Xaladeeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Haweenay Shaqaale Ka Aheyd Diyaaradka Imaaradka Oo Ka Soo Dhacdey Iyo Xaladeeda. Haweenay ka mid ah shaqaalaha marti-soorka duulimaadyada

 

oo ka tirsan shirkadda Duulimaad Emarates Airline ee dalka Imaaraatka Carabta ayaa geeriyootay kadib markii ay kasoo dhacday diyaarad.


Dhacdadan ayaa waxa ay ka dhacday garoonka Entebe ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo la sheegay in ay kasoo fakatay albaab furan oo diyaarada ah xili ay kici rabtay. Lama sheegin dalka ay u dhalatay gabadhan.


 

 

Wakaaladda wararka AFP ayaa kasoo xigatay maamulka shirkadda Emarates Airline in xubin ka mid ah shaqaalahooda ay dhimatay.


Laanta duulista hawada sare ee Uganda ayaa sheegtay in ay baadhitaan ku samayn doonto falka dhacay.