Hargeisa:- Taliyaasha Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Maanta U Anba Baxay Dalka Emaraadka.

0
Saturday March 17, 2018 - 16:11:42 in by salman abdi
  • Visits: 617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:- Taliyaasha Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Maanta U Anba Baxay Dalka Emaraadka.

    Hargeisa:- Taliyaasha Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Maanta U Anba Baxay Dalka Emaraadka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:- Taliyaasha Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Maanta U Anba Baxay Dalka Emaraadka.

Xubno ka mida masuuliyiinta xukuumada madaxweyne Biixi Iyo Taliyaasha Ciidamada Qalabka Sida Ee Dalka ayaa Goor Dhawayd Dalka Ka Dhoofay Iyagu Ku Sii Jeeda Dalka Imaaraadka .

Xubanahan Ayaa ka kobnaa Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kaluumaysiga, Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda, Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland iyo Taliyayaasha ciidamada Booliska , Malatariga, Ilaalida xeebaha iyo Asluubta.


Safarkan ay Ku Tageen Dalka Imaaraadka ayeey Kulamo La So Qaadan Doonaan dhigooda dowlada imaraatka Carabta oo ay ka wada xaajoon doonaan hawlaha iskaashi ee loo baahan yahay inay Somaliland iyo Imaraatku ka wada shaqeeyaan