Hargeysa: Daawo ""Faraamjo Iyo Khayre Waa In Aynu Muqdisho Ka Xorreynaa……" Faysal Cali Waraabe

0
Sunday March 18, 2018 - 11:39:39 in by salman abdi
  • Visits: 581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa: Daawo ""Faraamjo Iyo Khayre Waa In Aynu Muqdisho Ka Xorreynaa……" Faysal Cali Waraabe

    Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo la hadlaayey jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Dubai oo madaxweynaha Somaliland la kulmaayey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo la hadlaayey jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Dubai oo madaxweynaha Somaliland la kulmaayey

ayaa waxaa uu ka Hadley arrimo badan oo khuseeya Somaliland iyo Soomaaliya.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay ku tallo jiraan sidii ay Muqdisho uga xorreyn lahayeen Madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaarihiisa Xasan Cali Khayre oo uu sheegay in aaney khayr wadin isla markaana ay ugu dhiibi doonan dadkii ay soo wada halgameen ee ay Maxamed Siyaad Barre wada rideen.