Real Madrid Oo Xaqiijisay In Bartamaha Sanadkaan Ay Arsenal Kula Ciyaari Doonto Garoonka Santiago Bernabeu & Faah-Faahinta Kulankaas.

0
Sunday March 18, 2018 - 14:04:29 in by salman abdi
  • Visits: 846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid Oo Xaqiijisay In Bartamaha Sanadkaan Ay Arsenal Kula Ciyaari Doonto Garoonka Santiago Bernabeu & Faah-Faahinta Kulankaas.

    Real Madrid Oo Xaqiijisay In Bartamaha Sanadkaan Ay Arsenal Kula Ciyaari Doonto Garoonka Santiago Bernabeu & Faah-Faahinta Kulankaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Real Madrid Oo Xaqiijisay In Bartamaha Sanadkaan Ay Arsenal Kula Ciyaari Doonto Garoonka Santiago Bernabeu & Faah-Faahinta Kulankaas.

Real Madrid ayaa xaqiijisay iney Arsenal la ciyaari doonaan bartamaha sanadkaan, isla markaana ay ku casuumeen kulanka sadaqo aruurinta oo ay mar walba sameyso hay’adda kooxda.

Los Blancos waxey ku dhawaaqday in kulanka sanadlaha oo ay ugu magac dareen Corazon Classic Match uu dhici doona 3-da June isla markaana ay isaga hor imaan doonaan halyeeyada Arsenal & kuwa Real Madrid.


Markii ugu horeysay mudooyinkii ugu dambeeyay ayey noqon doontaa in halyeeyada labada kooxood ay isku arkaanEstadio Santiago, walina lama shaacin shaqsiyaadka ka qeyb galaya iyo halka ay marin doonaan dakhliga laga helo kulankaas.

Florentino Perez iyo agaasimaha hormarka ganacsiga ee ArsenalPeter Silverstone ayaa si weyn uga wada hadlay, waxaana la rajeynayaa in la daawado 2:00 Duhurnimo Xiliga Geeska Afrika hadii la isku raaco.