Nin La Dhashay Madaxweynihii Yemen Ee La Dilay Oo Loo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Dalkaasi

0
Monday March 19, 2018 - 12:52:58 in by salman abdi
  • Visits: 649
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin La Dhashay Madaxweynihii Yemen Ee La Dilay Oo Loo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Dalkaasi

    Dawladda Yemen ayaa u magacawday Taliyaha Ugu Sareeya Ciidamada wadankaasi Sarkaal sare oo la dhashay madaxweynihii hore ee wadanka Yemen Cali Cabdala Saalax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Yemen ayaa u magacawday Taliyaha Ugu Sareeya Ciidamada wadankaasi Sarkaal sare oo la dhashay madaxweynihii hore ee wadanka Yemen Cali Cabdala Saalax.



ninkan oo ay xagga hooyo walaalo ka yihiin madaxweynihii la dilay ee wadanka Yemen, laguna magacaabo Ali al-Humeiri, ayaa qorshaha xukuumaddu ay ka leedahay Magacaabistiisu ay tahay sidii uu uga hor tagi lahaa weerarka Xuutiyiinta.

Dagaalka Xukuumadda Yeman iyo Xuutiyiinta ayaa soo socday muddo ku siman Afar sano, waxaana uu galaaftay nolosha dad badan oo u dhashay wadankaasi, sidoo kalena waxa ku baro kacay dagaalkaasi Dadkii ugu badnaa.

Madaxweyne Abedrabbo Mansour Hadi, oo soo saaray magacaabistan ayaa waxa la filaya in ay wax badan ka bedesho qorsheyaashii dagaal ee dalkaasi ka socday.