War Deg Deg Ah:- Doon Goor Dhaweyd Ku Gubatey Dekada Magaalada Boosaaso.

0
Monday March 19, 2018 - 13:49:24 in by salman abdi
  • Visits: 614
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:- Doon Goor Dhaweyd Ku Gubatey Dekada Magaalada Boosaaso.

    War Deg Deg Ah:- Doon Goor Dhaweyd Ku Gubatey Dekada Magaalada Boosaaso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Doon Goor Dhaweyd Ku Gubatey Dekada Magaalada Boosaaso.

Dekada Magaaladda Boosaaso waxaa goor dhaweyd

ku gubatey Dooni, lamana garanayo waxa dhaliyey dabkan ka kacay doonida.


Sawiro laga qaday doonida ayaa muujinaya doonida oo gubanaysa ilaa iyo haddana lama garanyo khasaaraha nafeed ee ka dhashay doonida balse sida muuqatta waxaa halkaasi ku basbeelay doonida iyo badeecadda saaranayd.



Image may contain: sky, outdoor and water

 

 

Image may contain: ocean, sky, cloud, outdoor, nature and water

Image may contain: ocean, sky, outdoor and water