Daawo: Wasiirkuxigeenka Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga oo Soo Booqatay Suuq Cusub oo kalluun oo Burco laga Hirgeliyey

0
Monday March 19, 2018 - 19:20:16 in by salman abdi
  • Visits: 517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wasiirkuxigeenka Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga oo Soo Booqatay Suuq Cusub oo kalluun oo Burco laga Hirgeliyey

    Wasiirkuxigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Iyo Horumarinta KharraadkaKaluunka Somaliland Iyo Wefti Ay Hogaaminaysay Oo Soo Sugan Magaalada Burco Ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkuxigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Iyo Horumarinta KharraadkaKaluunka Somaliland Iyo Wefti Ay Hogaaminaysay Oo Soo Sugan Magaalada Burco Ayaa

 Saaka Kormeer Ku Tagay Suuq Oo Loogu Talo Galay Kaydka Iyo Iibka Kalluunka,

Suqanai Oo Ay Magaalada Burco Ka Hirgelinayso Hay’adda Fair Fishing Iyo Shirkadda Najax ConstaructionAyaa Noqon Doonta Xarun Si Weyn U Dhiirigelisa Khayraadka Badaha Somaliland Ee Kalluunka,

Waxayna Masuliyiinta Shirkada Najax Iyo Hay’adda Faire Fishing Ka Warrameen Muhiimadda Xaruntan Cusub Iyo Muddada Ay Ku Dhammaanayso, Iyagoo U Mahadceliyey Dawladda Hoose Oo Dhulka Bixisay.

Wasiirkuxigenka Xannanada Xoolaha Iyo Horumarinta KalluunkaSomaliland Iyo Agaasimaha Guud Ee Horumarinta Khayraadka Kalluunka Ee Wasaradaasi mr Fuaad Iyo Xubno Kale Ayaa Aad U Ammaanay Cid Kasta Oo Ka Qaybqaadatay Dhismaha Suqani Sidoo Kalena Dadweynaha Reer Burco Usoo Jeediyey Inay Ka Faaidaystaan

 

Waa Markii U Horreysay Ee Suuq Kaluun Oo Nashaqadaysan Si Heer Sare Ah Laga Hirgeliyo Magaalada Burco