Gudoomiyaha Togdheer Oo Shabaga Garoonka Diyaradaha Ku Xeeran Ka Daawaday Dadkii Danyar Ah Oo U Cabanayaa Ee Deggan Hareeraha Garoonka.
Gudoomiyaha Oo Ku Guda Jira Kormeerkiisan Kuna Tagay Maalintii Shalay, Ayaa Shabaga Goroonka Ku Xeeran Oo Ay Dagan yihiin Dadka Danyarta Ee Ku Nool Kaamka Fadhfadhisi Oo Ka War Helay Inuu Soo Boqonayo Garoonka Diyaraha Oo U Dhaw Ayay Ku Soo Dareereen Si Ay Ula Hadlaan,
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Maalmahanba Ay Cabasho Xoogan Uga Imanaysay Dadka Danyarta ee Kaamka Fadhfadhisi Oo Ah Dad U Baahan Cunto Iyo Biyo Oo Hore Ugu Eedayay Inanu Ka War Ahaynin Badhasabku Ayaa U Muuqda Mid Dhaboobay,
Ka Dib Markii Ay Isasoo Tubeen Dadka Danyarta Ah Shabaga Garoonka Diyaaradaha Si Codkooda Si U Gaadhsiyaan Gudoomiyaha Oo Ay Filanayeen Inuu Isusoo taago Ayaa Iska Dhagamaray Iyaga Oo Ku Dhawaaqayaa Hadalo Naxdin Badnaa Oo Ay Ka Mid ahayeen”Hooyo Gaalaan Bariisa Waxaanu SiisanoMa Haysano Ee Gurmaadbaanu Doonaynaa Oo Sida Hanagaga Tagina”ayay Lahayeen.
Taasi Oo Dadkii Danyarta Ay U Arkayeen Inuu Iska Dhego Marayay Oo Hadaladooda Is Diidsinayay Una Muuqato Inaanu Gudoomiyuhu U Moogan Yahay Inuu Iyaga Oo Aad U Bahan U Yahay Badhasabkoodi.
Gudoomiyaha Togdheer Oo Shabaga Garoonka Diyaradaha Ku Xeeran Ka Daawaday Dadkii Danyar Ah Oo U Cabanayaa Ee Deggan Hareeraha Garoonka.
Badhasabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi Oo Maanta Kormeer Ku Tagay Markii Kowaad Garoonka Diyaradaha Ee Magalada Burco Oo Sanadihii Udanbeeyay Ahaa Dagal Ay Ku Xarodaan Xoolahu,