Hargeysa:Daawo "Sicir bararka in Si cilmiyeysan loo baadho ayaan Doonayna, Maa Qaadka la joojiyo, in Telesom iyo lagu soo meeraysto maaha" Eng Faysal Cali Waraabe

0
Thursday March 22, 2018 - 19:20:50 in by salman abdi
  • Visits: 584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa:Daawo "Sicir bararka in Si cilmiyeysan loo baadho ayaan Doonayna, Maa Qaadka la joojiyo, in Telesom iyo lagu soo meeraysto maaha" Eng Faysal Cali Waraabe

    Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay Inaan Telesom lagu meeraysan oo la qabyaaladayn haddii Sicir-bararka wax laga qabanaayo na sida wax looga qaban karaa ay caddahay, isago xukumadda ku eedeeyey inay Telesom Camal ka dhig

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay Inaan Telesom lagu meeraysan oo la qabyaaladayn haddii Sicir-bararka wax laga qabanaayo na sida wax looga qaban karaa ay caddahay, isago xukumadda ku eedeeyey inay Telesom Camal ka dhigteen isla markaasna aan si cilmiyeysan looga fiirsan go'aamada sicir bararka laga qaadanayo