Dawlada Malaysia Oo Qorshaynaysa Hir Gelinta Sharci Lagu Xakamaynayo Wararka Been Abuurka Ah

0
Tuesday March 27, 2018 - 08:43:26 in by salman abdi
  • Visits: 575
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Malaysia Oo Qorshaynaysa Hir Gelinta Sharci Lagu Xakamaynayo Wararka Been Abuurka Ah

    Dawladda Malaysia ayaa shaaca ka qaaday sharci qabyo ah oo la doonayo in lagu xaaraantinimeeyo tabinta wararka been abuurka ah. Waxaanay ciddii lagu helaa mutaysanaysaa ilaa toban sano oo xadhig ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Malaysia ayaa shaaca ka qaaday sharci qabyo ah oo la doonayo in lagu xaaraantinimeeyo tabinta wararka been abuurka ah. Waxaanay ciddii lagu helaa mutaysanaysaa ilaa toban sano oo xadhig ah.


Ururada mucaaradka ah ayaa iyaguna sheegay in dawladdu, doorashada ka hor, isku dayeyso in ay cabudhiso doodda ka taagan musuqmaasuqa iyo fadeexadda lagu eedayeySharcigan qabyada ah ayaa ku qeexaya wararka been abuurka ah, war iyo wacaal kasta oo gabigeed ama qayb ka mid ahi been tahay. Waxaana sharcigan baarlamaanka la hordhigay dhawr bilood uun ka hor doorashada guud ee dalka ka dhici doonta oo la filayo in si adag loogu loolamo.

Ra'isal Wasaare Najib Razak, hase yeeshee isagu wuu beeniyey in uu fal sharci darro ah ku kacay.