Xukuumada Somaliland Oo Kala Dirtay Gudidii Abaaraha Heer Qaran Iyo Xukuumada Oo Ka Warbixisay Sababta.

0
Thursday March 29, 2018 - 13:25:36 in by salman abdi
  • Visits: 485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Kala Dirtay Gudidii Abaaraha Heer Qaran Iyo Xukuumada Oo Ka Warbixisay Sababta.

    Xukuumada Somaliland Oo Kala Dirtay Gudidii Abaaraha Heer Qaran Iyo Xukuumada Oo Ka Warbixisay Sababta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Kala Dirtay Gudidii Abaaraha Heer Qaran Iyo Xukuumada Oo Ka Warbixisay Sababta. Xukuumada Somaliland Ayaa Kala Dirtay Gudidi Abaaraha Ee Heer Qaran Oo Uu Gudoomiye U Ahaa Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici,Gudidan Oo Wakhtigii Abaaraha Siweyn Loo Saluugay Qaabkooda Shaqo,Ayaa Xukuumadu Garwaaqsatay Inaanay Mar Labaad Noqon Karin Gudida Abaaraha Ee Somaliland

Inkasta Oo Abaar Xumi Wakhtigan Ka Jirto Deegaano Ka Tirsan Somaliland,Waxaa La Filaya Inay Xukuumadu Dhisto Gudi Kale Oo Ka Shaqaysa Sidii Dadka Abaaruhu Ku Habsadeen Loo Kaalmayn Laha,.Kuwaas Oo Lagu Rajo Weyn Yahay Inuu Magacaabo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi