Togdheer:-Dadkii Xolahoodi Ka Baxeen Ee Deegan Hareera Magalada Burco Oo Barxadda Gobolka Isku Soo Baxay Iyaga Oo Dalbanayaa Biyo Iyo Cuunno Deg Deg Ah.

0
Monday April 02, 2018 - 14:46:12 in by salman abdi
  • Visits: 374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Togdheer:-Dadkii Xolahoodi Ka Baxeen Ee Deegan Hareera Magalada Burco Oo Barxadda Gobolka Isku Soo Baxay Iyaga Oo Dalbanayaa Biyo Iyo Cuunno Deg Deg Ah.

    -Boqalaal Iyo Boqalaal Ka Mida Dadka Ay Ka Baxeen Xolahooda Ee Abaartii Dhawaan Haleeshay Dhulka Soomalida Ay Ka Saartay Ayaa Saaka Maciin Iyo Gabood Soo Biday Xarunta Badhasabka Gobolka Togdheer Uga Arimiyo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Boqalaal Iyo Boqalaal Ka Mida Dadka Ay Ka Baxeen Xolahooda Ee Abaartii Dhawaan Haleeshay Dhulka Soomalida Ay Ka Saartay Ayaa Saaka Maciin Iyo Gabood Soo Biday Xarunta Badhasabka Gobolka Togdheer Uga Arimiyo,


Dadkan Oo Iskugu Jiray Hoyooyin Da,a Ah,Odayaal,Dhalinyaro  Iyo Caruur Ay Ka Muuqatay Duuruf  Adag Oo Ka Soo Kiciisay Goobihii Ay Ku Sugnayeen, Oo Ay Hadda  Ugu Daranyihiin Biyo Iyo Cunno Ay Ku Noladaan ,Haba Siii Joogto Xoolayn Ama Jihayn Loo Sameyee,

Dadkan Oo Barxadda Banaanka Ee Xarunta Gobolka Iskugu  Soo Baxay Ayaa Waayay Masuul Ka Socda Dawlada Ama Maamulka Gobolka Oo Ku Booqda Goobaha Ay Ku Noolyihiin Ama Gurmad Ula Soo Gaadha Ka Kooban Biyo Iyo Cunno Waana Ta Keentay Inay Isasoo Hor Tubaan Xarunta Gudoomiyaha Gobolku Fadhiisto,

Hoyooyin ,Odayaal,Dhalinyaro Iyo Hoyooyin Da,a Oo Ay Warbaahinta Ugu Waramay Xaalada Ay Ku Suganyihiin Iyo Sababa Keenay Inay Horyimadaan Xarunta Maamulka Gobolka Waxanay Shegeen,Inay Dawladda Iyo Badhasabka Gobolka Togdheer Ay Soo Bideen Miciin Si Ay Biyo Iyo Cunno Uga Helaan,Maadama Ay Doortan Hogaanka Dawladda,

Hoyooyinkan Ayaa Cod Dheer Ku Dalbaday In Dawlada.Ganacsatada,Culumada Ay Magan U Yihiin Una Baahan Yihiin Gurmad Dhiig Joojin Ah Oo Lalasoo Gaadho ,Si Gaarana Fariimo Kale Duwan Ugu Diray Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Ay Fareen Badhasabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi,

Badhasabka Oo Banaanka Kula Hadlay Dadkan Tabalaysan,Ay Ka Baxeen Xolahoodi Ayaa Sheegay Inuu U Qaylo Dhaaminayo Oo Aanu Hadda ,Ka Maamul Gobol Ahaan Aanu Waxba Haynin Ay Ka Warsugaan.


Goor Dhaw Filo Muqaalka Warkan