Caalamka:-Laba Qof Oo U Dhintay Markii Ay Isku Dhaceen Laba Diyaaradood

0
Wednesday April 04, 2018 - 08:31:49 in by salman abdi
  • Visits: 558
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caalamka:-Laba Qof Oo U Dhintay Markii Ay Isku Dhaceen Laba Diyaaradood

    Laba qof oo ka shaqeeya daminta dabka ayaa dhintay ka dib markii ay isku dhaceen laba diyaaradood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba qof oo ka shaqeeya daminta dabka ayaa dhintay ka dib markii ay isku dhaceen laba diyaaradood.



Shilkan ayaa ka dhacay waqooyi bari Indiana airport oo ku yaala dalka Maraykanka, waxaanay warbaahintu soo tabisay in ay isla goobta ku dhinteen labadaasi mutawaciinta ah ee ka shaqeeya daminta dabku.

Sidoo kale waxa uu khasaare soo gaadhay qaar ka mid ahaa rakaabkii diyaaradaha saarnaa, kuwaas oo aan la shaacinin inta uu le’eg yahay khasaaraha soo gaadhay.

Laanta socdaalka ee dalka maraykanka ayaa shaacisay in ay baadhayso sida uu u dhacay shilkaasi  iyo waxyaabaha sababay labadaba,