Hargeisa:- Maayirka Degmada Burco Muxuu Ka Yidhi Kooxdii Mashruuca Ku Soo Qaatay Burco Ee Soo Waariday Cudurka Qabyaalada Inay Dhexdhigaan Bulshada Burco.

0
Wednesday April 04, 2018 - 09:55:26 in by salman abdi
  • Visits: 924
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:- Maayirka Degmada Burco Muxuu Ka Yidhi Kooxdii Mashruuca Ku Soo Qaatay Burco Ee Soo Waariday Cudurka Qabyaalada Inay Dhexdhigaan Bulshada Burco.

    Hargeisa:- Maayirka Degmada Burco Muxuu Ka Yidhi Kooxdii Mashruuca Ku Soo Qaatay Burco Ee Soo Waariday Cudurka Qabyaalada Inay Dhexdhigaan Bulshada Burco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:- Maayirka Degmada Burco Muxuu Ka Yidhi Kooxdii Mashruuca Ku Soo Qaatay Burco Ee Soo Waariday Cudurka Qabyaalada Inay Dhexdhigaan Bulshada Burco.

Horta Layaab Iyo Fajaq Bay igu Noqotay Waanaan Ka Noqon kari Waayaay Munaasibada Sida Laygu Sheegay Iyo Muuqaalkaan Ka Dhex Arkay Wax Ay Kala Noqodeen Kaaf Iyo Kala Dheeri.
Wax kaloon Aad U Qiimeeyaay Dhalinyaradii Munaasibadan Igu Soo Sharaftay Iyo Aqoonyahanada Dhalinyaradaa Ee Reer Burco Ee Iyagu Munaasibadan Soo Xaadiray.
IsMaan Lahayn Dhalinyaradiini Iyo Aqoon yahankiini Idinka Idin Badali Lahaa Ee Reer Burco Baa Maanta Maskaxdooda La Kiraysanayaa Sabaabtaan Taas U leeyahayna Waa sawirkan Idiinka Muuqada Ee Munaasibadan Loogu Magac Daray Cidhib Tirka Qabyaalada.

Waa Ta Koowade Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Reer Burco Ee Munaasibadan ku Soo Xaadiray Wax Aan idiinka Digilahaa Inay Daan Noqon Gaashanka Laysaga Dhigo Waramada Siyaasada.

Intaa Ka Dib Wax Uu Duqa Degmada Magaalada Burco ustaad Maxamed Muraad Maah mahayo iyo suugan Isugu Jira Carabi Iyo Somali ku Duray Labada Masuul Iyo Dhalinyaradii Xisbiga Wadani Ee Iyaguna Munaasibada Qaybta Ka Ahaa waxna Hadaladiisi U dhacayeen Sida Tan.

Wax Layidhi Maroodigu Ma Arko takarta Saaran Ee Ta Ka Kale Saaran Buu Arkaa Wax Aan Uga Socodaa Dhalintan Gudcurka Gudaysa Ee Martidaa Qabyaalada Hargysaad Degantahiine Inaad Ka Soo Cidhibtirtaan Baa Ka Qurux Badnaan Lahayd Ta Burco Taala

 

Waa Haday u jeedadiinu Qabyaalada Ku Eeg tahay Ma Hadii Kale Oo Aad Wax Kale Noo Sheegaysaan Naga Daaya Khamiiskan Qabyaalada Ah Ee Aad Noo Soo Gashateen Oo Nagula Hadla Luuqad Siyaasadeed.

 

Intaa Ka Dib Wax Ay Munaasibadu Isu Bedeshay Mid Ay Gabi Ahaanba Dhalinyaradii Burco Fahantay Isla Markaana munaasibadu U muuqatay Mid Aan Waxba Lagu Kala Dhagysan.
Balse Mid Ka Mid Ah Xildhibaanada Ku Shaqeeya Lacagta Ee Golah Deeganka Ee Degmada Burco Iyo Masuul Ka Mid Ah Labadii Xubnood Ee Iyagu Soo Qaban Qaabiyaaay Munaasibada Ayaa Si Aan Ku Haboonayn ugu Jawaabay Duqa Degmada Oo Waqtigaasi Aan Joogin Munaasibada

WQ: Eng Miyaami Siciid