Shiinaha:-Dawladda Shiinaha Oo Canshuur Saaraysa Badeecada Dalka Maraykanka

0
Thursday April 05, 2018 - 10:08:00 in by salman abdi
  • Visits: 477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shiinaha:-Dawladda Shiinaha Oo Canshuur Saaraysa Badeecada Dalka Maraykanka

    Arbacadii shalay soo diray ayaa Mr Trump uu ku yiri "Annagu dagaal ganacsi kulama jirno Shiinaha, dagaalkaasna sanado ka hor ayaa lagaga guuleystay dadkii nacasyada ahaa ee wax ma tarayaasha ahaa ee Maraykanka soo hogaaminayey." Waxa uu in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbacadii shalay soo diray ayaa Mr Trump uu ku yiri "Annagu dagaal ganacsi kulama jirno Shiinaha, dagaalkaasna sanado ka hor ayaa lagaga guuleystay dadkii nacasyada ahaa ee wax ma tarayaasha ahaa ee Maraykanka soo hogaaminayey." Waxa uu intaas ku daray oo yiri "Hadda waxa miisaaniyaddeenu ay dhiman tahay 500 oo bilyan oo dollar, iyada oo lacag k

.

Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa Arbacadii shalay sheegay in Maraykanku uuna dagaal ganacsi kula jirin Shiinaha. Hadalkan ayaa yimid ka dib markii dalkaasi Shiinuhu uu ku dhawaaqay qorsheyaal uu tacriifad ugu soo rogayo badeecado Maraykanka laga dhoofiyo oo qiimahoodu gaareyo 50 bilyan oo dollar, taas oo jawaab u ah mid uu horay Maraykanku Shiinaha u saaray


Fariin dhinaca Twitterka ah oo uu Arbacadii shalay soo diray ayaa Mr Trump uu ku yiri "Annagu dagaal ganacsi kulama jirno Shiinaha, dagaalkaasna sanado ka hor ayaa lagaga guuleystay dadkii nacasyada ahaa ee wax ma tarayaasha ahaa ee Maraykanka soo hogaaminayey.”

Waxa uu intaas ku daray oo yiri "Hadda waxa miisaaniyaddeenu ay dhiman tahay 500 oo bilyan oo dollar, iyada oo lacag kale oo gaareysa 300 bilyanna ay maraykanka ka maqan tahay, taas oo ah markii hindisihii teknolojiga la xaday. Waxa uu Trump fariintiisa ku soo gabagabeeyey. "Sidan kuma sii socon karno.”