Somaliya:-Millatariga Mareykanka Oo Al Shabab Ku Duqeeyay Dalka Soomaaliya

0
Saturday April 07, 2018 - 08:42:08 in by salman abdi
  • Visits: 612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliya:-Millatariga Mareykanka Oo Al Shabab Ku Duqeeyay Dalka Soomaaliya

    aliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa sheegay in ay duqayn cirka ah la beegsadeen maleeshiyada ururka Al-Shabab, meel u dhow magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

aliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa sheegay in ay duqayn cirka ah la beegsadeen maleeshiyada ururka Al-Shabab, meel u dhow magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe.


U.S. Air Force F-15E Strike Eagle aircraft from the 335th Fighter Squadron drop 2,000-pound joint direct attack munitions on a cave in eastern Afghanistan Nov. 26, 2009. The 335th is deployed to Bagram Airfield, Afghanistan, from Seymour Johnson Air Force Base, N.C. (DoD photo by Staff Sgt. Michael B. Keller, U.S. Air Force/Released)

Duqayntan ayay Maraykanku sheegeen inay ku dileen saddex maleeshiyo ah isla markaana ay ku burburiyeen baabuur tikniko ah.

Maraykanku waxay sheegeen inaysan wax rayid ah wax kasoo gaadhin weerarkan

Weerarkan ayaa ah kii 11-aad ee uu Maraykanku ka gaysto Soomaaliya sannadkan.