JIGJIGA:Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Booqashadiisii Ugu Horeysay Ku Tagay Magaalada Jigjiga Iyo Sida Loo Soo Dhaweeyey.+SAWIRO

0
Saturday April 07, 2018 - 15:28:59 in by salman abdi
  • Visits: 513
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    JIGJIGA:Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Booqashadiisii Ugu Horeysay Ku Tagay Magaalada Jigjiga Iyo Sida Loo Soo Dhaweeyey.+SAWIRO

    Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Booqashadiisii Ugu Horeysay Ku Tagay Magaalada Jigjiga Iyo Sida Loo Soo Dhaweeyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Booqashadiisii Ugu Horeysay Ku Tagay Magaalada Jigjiga Iyo Sida Loo Soo Dhaweeyey.

Ra’isal wasaaraha cusub ee Itoobiya Dr Abiy Axmed Cali ayaa socdaalkiisii u horeeyay ee gobollada Itoobiya ku Tegay magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad degaanka Somalida Itoobiya.

Dawladda iyo dadweynaha Soomaalida ayaa Siweyn Usoo Dhaweeyey Weftida Raysal wasaaraha.

Waxa la filayaan in socdaalka Ra’isal wasaaruhu xoogga saaro sidii meesha looga saari lahaa isfaham la’aanta Soomaalida iyo Oromada, islamarkaana waji cusub loogu yeeli lahaa, halka kala shakigu sii badan lahaa.

 

 

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing, suit, wedding and outdoor

 

 

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing, suit and outdoor

Image may contain: airplane

Image may contain: 2 people, people standing, suit and outdoor