Rwanda:- Dawladda Rwanda ayaa albaabada u laabtay kumaanaan ka mid ah kiniisadaha ku yaala dalkaasi.

0
Sunday April 08, 2018 - 09:29:43 in by salman abdi
  • Visits: 476
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rwanda:- Dawladda Rwanda ayaa albaabada u laabtay kumaanaan ka mid ah kiniisadaha ku yaala dalkaasi.

    Rwanda:- Dawladda Rwanda ayaa albaabada u laabtay kumaanaan ka mid ah kiniisadaha ku yaala dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rwanda:- Dawladda Rwanda ayaa albaabada u laabtay kumaanaan ka mid ah kiniisadaha ku yaala dalkaasi.

Kiniisadahan la xidhay ayaa sabab looga dhigay ka dib markii ay qayladoodu aad u badatay isla markaana sameecadaha saarani ay isu baxeen.

sidoo kale dalka Cameroon oo ay ku nool Yihiin Kiriistaanka ugu
badani ayaa iyana qaadaysa talaabo la mid ah mida ay qaaday dawladda Rwanda.

Dawladda Cameroon ayaa iyana sabab u dhigaysa in la xidho Kiniisadaha ka dib markii ay kordheen sameecadaha iyo qayladda kiniisadahaasi ka soo baxaysa.

sidoo kale kiniisadaha ku yaala Dalka Rwanda ayaa badhkooda u hogaansamay ammarada la dul dhigay, hasayeeshee qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha kiniisadahaasi oo diiday xabsiga ayaa la dhigay, ka dib markii ay ka mudaharaadeen.

 

hore dawladda Rwanda ayaa go'aano u dul dhigtay Masaajiida, waxaanay ku amartay in ay hoos u dhigaan eedaanka.

Hogaamiyaha muslimiinta wadanka Rwanda ayaa u sheegay AP in ay qadarinayaan go'aanka xukuumadda isla markaana ay ku dhaqaaqi doonaan wixii la faray oo keli ah "Waxa aanu iminka isku dayaynaa in aanu hir gelino wixii ay xukuumaddu na fartay" ayuu yidhi

waxa kale oo uu intaasi ku daray in Masaajiida ku yaala Magaaladda Kigali amar lagu siiyay in aanay isticmaalin Sameecadaha codka laliya.