Suudaan:- Suudan Oo Ka Hadashay Natiijada Ka Soo Baxay Wada Hadaladii Saddex Geesoodka Ahaa Ee Ku Saabsan Biyaha Wabbiga Niilka.

0
Sunday April 08, 2018 - 09:40:56 in by salman abdi
  • Visits: 592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suudaan:- Suudan Oo Ka Hadashay Natiijada Ka Soo Baxay Wada Hadaladii Saddex Geesoodka Ahaa Ee Ku Saabsan Biyaha Wabbiga Niilka.

    Suudaan:- Suudan Oo Ka Hadashay Natiijada Ka Soo Baxay Wada Hadaladii Saddex Geesoodka Ahaa Ee Ku Saabsan Biyaha Wabbiga Niilka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suudaan:- Suudan Oo Ka Hadashay Natiijada Ka Soo Baxay Wada Hadaladii Saddex Geesoodka Ahaa Ee Ku Saabsan Biyaha Wabbiga Niilka.

Dawladda Suudaan ayaa sheegtay in ay guul darro ku soo dhamaadeen wada hadaladii saddex geesoodka ahaa ee u socday Wadamada Suudaan, Ethiopia iyo Masar, kaas oo ku saabsanaa in heshiis rasmi ah laga gaadho biyaha wabiga Niilka.

Wasiirka arrimaha Dibadda ee Waddanka Suudaan Ibrahim Ghandour ayaa warbaahinta u sheegay in ay natiijo la’aan ku soo dhamaadeen wada hadaladii saddex geesoodka ahaa ee lagaga hadlaya biyaha wabiga niilka sidii ay saddexda wadanba u qaybsan lahaayeen.

 

 

"Waanu kulanay waxaanan falaqaynay arrimo badan, laakiin dhamaadkii maanu isla gaadhin wax heshiiska oo aanu ku dhawaaqno in ay yihiin heshiisyadii la isla gaadhay, waxaanay u baahan tahay in Samir iyo dulqaad loo yeesho si guul looga gaadho” ayuu yidhi wasiirka arrimaha dibada ee wadanka Suudaan.

Sudanese Foreign Minister Ibrahim Ghandour has announced the failure of thetalks held in Khartoum over the Ethiopian Dam,Al-Jazeerareported on Friday. The announcement came after 13 hours of meetings between representatives of Sudan, Egypt and Ethiopia held to discuss the outstanding problems regarding the Renaissance Dam on the River Nile.

Foreign and Irrigation Ministers, intelligence chiefs and leading engineers from the three countries attended the talks. They were the first technical meetings in this regard after Egypt suspended the talks last November in protest at the Sudanese and Ethiopian modifications of the studies made by French experts about the dam.

"We met and discussed many issues,” explained Ghandour, "but in the end we did not reach any agreement to announce a final common decision. This is the case with controversial issues. They need the will and patience [to succeed].”