Berbera:- Ex Gudoomiye Ramaax Oo Dhoola-tusa Kusoo Bandhigay Xeebta Batalaale Iyo Shir-Jaraa'id Oo Uu Ku Baaqay Oo Weli La Naawilaayo

0
Tuesday April 10, 2018 - 12:27:32 in by salman abdi
  • Visits: 754
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Berbera:- Ex Gudoomiye Ramaax Oo Dhoola-tusa Kusoo Bandhigay Xeebta Batalaale Iyo Shir-Jaraa'id Oo Uu Ku Baaqay Oo Weli La Naawilaayo

    Berbera:- Ex Gudoomiye Ramaax Oo Dhoola-tusa Kusoo Bandhigay Xeebta Batalaale Iyo Shir-Jaraa'id Oo Uu Ku Baaqay Oo Weli La Naawilaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera:- Ex Gudoomiye Ramaax Oo Dhoola-tusa Kusoo Bandhigay Xeebta Batalaale Iyo Shir-Jaraa'id Oo Uu Ku Baaqay Oo Weli La Naawilaayo

Ex Gudoomiye Ramaax Ayaa Markii Xilka Laga Tiriyey Wakhti Nasasho Ah Ku Qaatay Xeebta Batalaale Ee Magaalada Berbera,Halkaas Oo Uu Kusoo Galay Sawiro Dhoolatusa,

Gudoomiye Ramaax Ayaa Hore U Sheegay Inuu Shir-jaraaid Ku Qabsanaayo Gobolka Saaxil Inkasta Oo Shirkaasi Weli Dadku Wada Sugayaan,Hadana Waxaa La Sheegay In Gudoomiye Ramaax U Digo Roganaayo Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI,Isla Markaana Uu Iclaamin Doono Halka Uu Ka Hilaacin Doono Hankiisa Siyaasadeed


Image may contain: one or more people and outdoor

 

 

 

 

Image may contain: 1 person, sitting, ocean, beach, outdoor and nature

Image may contain: one or more people, people sitting, ocean, beach, outdoor and water

Image may contain: one or more people, people sitting, ocean, beach, outdoor, water and nature