Hargeisa:- Maxaa Keenay In Xukuumadu Ka Jarto Lacagtii Loogu Tallo Galay Dhismaha Wadada Lawya-Cado Iyo Boorama

0
Wednesday April 11, 2018 - 16:28:04 in by salman abdi
  • Visits: 529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:- Maxaa Keenay In Xukuumadu Ka Jarto Lacagtii Loogu Tallo Galay Dhismaha Wadada Lawya-Cado Iyo Boorama

    Hargeisa:- Maxaa Keenay In Xukuumadu Ka Jarto Lacagtii Loogu Tallo Galay Dhismaha Wadada Lawya-Cado Iyo Boorama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:- Maxaa Keenay In Xukuumadu Ka Jarto Lacagtii Loogu Tallo Galay Dhismaha Wadada Lawya-Cado Iyo Boorama

Wasiirka Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa la sheegayaa inuu Joojiyay Lacagtii Miisaaniyadadda Ugu Jiraty Haay'adda horumarinta wadooyinka ee gobolada awadal Ee Al Sarda ka dib markii lagu edeeyay in ay haay'addu jabisay qodobo xeerkooda ku jira.

Abdilaahi Abokor oo warqada uu qoray ku hagaajiyay Guddoomiyaha Shirkadda Yaasiin Qalinle ayaa waxa uu sheegay in xeerka haay'addu dhigayo in xubnaha ka mid noqonaya Haay'addu ay ka madax bananaddaan Siyaasadda iyo waliba ka hadalkeeda Madaama oo ay yihiin ganacsato isku xil qaamay Dibu Dhiska Magaaladooda.


Masuulka Shirkaddan lagu qoonsaday oo ah guddoomiye ku xigeenkii 1aad ee xisbiga waddani dhawaan xilka ka qaaday Guddoomiye Ciro


style="font-size:16px;">Abubarka Xuseen Meecaad (Shiine) kuna daray hogaanka sare ee xisbiga waxaana ay warqadani lagu sheegay in guddoomiyahooda laga doonayo sababta keentay inuu xubnaha shirkadda ku jiro masuul ka tirsan xisbiga waddani.

 

Warar Xogogaal ah oo ay helayso hadhwanaagnews ayaa tibaaxaya in lacagta Haay'adda wadooyinka Ee Al Sarda laga joojiyay ay ahayd lacag loogu daray miisaaniyadda oo la rabay in lagu dhiso magaalooyinka isku xidha Boorama iyo Lawya-Cado,waxaana ay wararku intaas ku darayaan in amarka lagu joojiyay lacagta uu bixiyay madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi.