Hargeysa: War Deg Deg ah: Mas'uul Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hadda Is-casilay

0
Thursday April 12, 2018 - 00:17:47 in by salman abdi
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa: War Deg Deg ah: Mas'uul Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hadda Is-casilay

    Sida Sawirka Ka Muuqata Waa Agaasimaha Oo Shaaciyay Inuu Xilka Iskaga Tegay Lamana Oga Wali Sababta Maadama Uu Hadalkiisa Iscasilaad Kusoo Koobay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida Sawirka Ka Muuqata Waa Agaasimaha Oo Shaaciyay Inuu Xilka Iskaga Tegay Lamana Oga Wali Sababta Maadama Uu Hadalkiisa Iscasilaad Kusoo Koobay

Agaasimihii guud ee wasaarada qorsheynta qaranka Somaliland Pro. Cabdi Cali Jaamac ayaa goor dhawyed sheegay in uu iska casilay xilkii agaasime ee wasaaraddaasi.

Qoraal uu bartiisa Facebookga ku baahiyey Cabdi Cali Jaamac ayuu ku sheegay in uu ka tagey xilkaasi. Qoraalka ayaa u dhignaa sidan;

"Is-casilaad.

Maanta oo taariikhdu tahay 11kii bishii April, 2018, Waxan iskaga tegay xilkii Agaasimaha Guud ee aan hayay.

Waad Mahadsan tihiin.;’

Image may contain: text