Burco:-Jamacada Golis Burco Oo Ugu Busharaynaya Ardayda Barata Culumta ICT Ee Jamacaddaha Magalada Iyo Dadka Ku Shaqeeya In Tobabar Bilaash Ah Lagu Siinayo. Barnamijkii Ugu Danbeeyay.

0
Thursday April 12, 2018 - 13:52:41 in by salman abdi
  • Visits: 571
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco:-Jamacada Golis Burco Oo Ugu Busharaynaya Ardayda Barata Culumta ICT Ee Jamacaddaha Magalada Iyo Dadka Ku Shaqeeya In Tobabar Bilaash Ah Lagu Siinayo. Barnamijkii Ugu Danbeeyay.

    Jamacadda Golis Faraceeda Magalada Burco Ayaa Shaaciyay Fursad Tobabar Bilaash Ah Oo Ay Ugu Talo Gashay Inay U Fududeeyaan Ardayda Barta Culuumta ICT Ee Ku Sugan Magalada Burco Ee Dhigta Jamacadaha Magalada, Iyo Kuwa Hore Uu Bartay Ee Ku Shaqeeya Kan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamacadda Golis Faraceeda Magalada Burco Ayaa Shaaciyay Fursad Tobabar Bilaash Ah Oo Ay Ugu Talo Gashay Inay U Fududeeyaan Ardayda Barta Culuumta ICT Ee Ku Sugan Magalada Burco Ee Dhigta Jamacadaha Magalada, Iyo Kuwa Hore Uu Bartay Ee Ku Shaqeeya Kana Hawl Gala Shirkadaha Ku Shaqeeya Culumtan.,


Fursadan Tobabareed Oo Socondoonaya Muddo Tobaad Ah Ayaa Maalmihii Udanbeeyay Ay Bahiyeen Jamacada Golis Faraceeda Magalada Burco Ayaa Lagu Talo Galay In Lagu Tababaro Dadka Hada Ku Shaqeeya Culumta ICT Iyo Ardayda Barata Culumta ICT Ee Dhigta Jamacadaha Magalada Oo Lagu Bari Doono Barnaamijkii Udanbeeyay Ee Ugu Casrisana Ee Lagu Shaqeeyo Oo Lagu Magacaabo ASP.NET.MVC

Hadaba Ardayda Ku Sugan Gudaha Magalada Burco Ee Dhigta Jamacadaha Magalada Ee Gar Ahaan Culumta ICT, Kuwii Hore Bartayba Iyo Dadka Ku Shaqeeya Culumata ICT Waxa Ay Jamacada Golis Ugu Busharaynaysa Inay Ka Faidaysan Tobabrkan Soconayaa Todabaaadka Is Qoristana Way Socotaa Goobtuna Waa Dhismaha Cusub Ee Jamacada Golis Ku Jirto Ee Kasoo Horjeeda Shirakda Dabaacadda Tayo jet Ee Ka Faa,idaysi Wanagsan.

Waxana Lagu Bixinayaa Shahado Cadaynayaa Inaad Qaatay Tobabar Tilmaamayaa Barnaamijka Ugu Casriyaysan Ee Lagu Shaqeeyo Ee ASP.NET.MVC , Oo Waxbadan Ka Taraysa Habkaga Iyo Barashada Culumta Aad Ku Hawlan Tahay.