War Deg Deg Ah Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka War Saxaafadeed Soo Saarey Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay.

0
Thursday April 12, 2018 - 14:29:02 in by salman abdi
  • Visits: 560
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka War Saxaafadeed Soo Saarey Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay.

    War Deg Deg Ah Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka War Saxaafadeed Soo Saarey Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka War Saxaafadeed Soo Saarey Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,

Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo sumaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-078/42018 ku dhaqangeliyey, Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2018-ka.



 

 

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:

Wareegto Madaxweyne

Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2018-ka

Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markaan Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markaan Arkay: Go’aanka Golaha Wakiillada, Go'aan Lr. GW/KF-36/789/2018, ee ku taariikheysan 09/04/2018, ee ay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Sannadka 2018-ka;


Waxaan soo-saaray;

Wareegtadan oo lagu baahinayo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2018-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Hay'adaha Madaxa-bannaan, Dawladaha Hoose, Sanduuqa Horumarinta Somaliland iyo Mashruuca Maamul-daadejinta Dawladaha Hoose (JPLG).


ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland