Adiss Abab:-Dawlada Ethoipia Oo Canbaaraysay Sunta Loo Adeegsaday Shacabka Dalka Suuriya Ee Douma Degan

0
Friday April 13, 2018 - 09:52:32 in by salman abdi
  • Visits: 427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Adiss Abab:-Dawlada Ethoipia Oo Canbaaraysay Sunta Loo Adeegsaday Shacabka Dalka Suuriya Ee Douma Degan

    Adiss Abab:-Dawlada Ethoipia Oo Canbaaraysay Sunta Loo Adeegsaday Shacabka Dalka Suuriya Ee Douma Degan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Adiss Abab:-Dawlada Ethoipia Oo Canbaaraysay Sunta Loo Adeegsaday Shacabka Dalka Suuriya Ee Douma Degan

Dawladda Wadanka Itoobiya ayaa cambaaraysay wararka sheegaya in Douma oo ku taala dalka Suuriya dadka degan loo adeegsaday Sunta dadka gumaada.


"Dawladda Itoobiya waxa
afhayeen u hadlay dawladda Ethiopia oo lagu magacaabo Meles Alem oo u waramayayXinhua,ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan baadhitaanka Qaramada midoobay ay ka bilaabi doonto wararka sheegaya in dadka degan Douma loo adeegsaday sun.



ay cambaaraynaysaa wararka sheegaya in Hubka Sunta ah lau weeraray dadka reer suuriya, hubkaas oo dalka Itoobiya laftiisa lagu weeraray markii uu ku soo duulay xukunkii fascists ahaa, Ethiopia ma doonayso in dib loo soo celiyo arrintaasi sunta ah ee dadka lagu laynayo" ayuu yidhi.

 

waxa uu dadka xasuusiyay shan sano oo uu dalka Itoobiya Haysatay Italian fascist xilligaas oo ku beegnayd sanadihii 1936-1941, waxaana uu xusay in wakhtigaasi ciidamadii talyaanigu ay qaar ka mid dadkii xukunkooda ka soo horjeeday ay u adeegsadeen sun iyaga oo markaasi damacsanaa in ay mucaaradada iyo dadka ka soo horjeedaba ay iskaga caabiyaan.