Hargaysa:-Somaliland Oo Joojisay In Basaaboor La'aan Loogu Dhoofo Soomaaliya Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelatay Dadka.
Somaliland Oo Joojisay In Basaaboor La'aan Loogu Dhoofo Soomaaliya Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelatay Dadka.
Dadka isaga goosha Somaliland iyo Soomaaliya ayaa sheegaya in ay caqabad kala kulmeen go’aanka Somaliland ku mamnuucday in basaboor la’aan loogu kala dhoofo Somaliland iyo Somalia haddii uu qofku raacayo diyaarad. Arrintan ayaa sababtay in dadka doonaya in ay Muqdisho u socdaalan gaadhi u raacan Garoowe kadibna halkaasi diyaarad ka sii raacaan.