Ethiopia:- RA'ISAL WASAARAHA ETHIOPIA OO SAFAR KU TAGAY GOBOLKA QOOMIYADA TIGREEGA

0
Saturday April 14, 2018 - 08:11:33 in by salman abdi
  • Visits: 499
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethiopia:- RA'ISAL WASAARAHA ETHIOPIA OO SAFAR KU TAGAY GOBOLKA QOOMIYADA TIGREEGA

    Ethiopia:- RA'ISAL WASAARAHA ETHIOPIA OO SAFAR KU TAGAY GOBOLKA QOOMIYADA TIGREEGA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ethiopia:- RA'ISAL WASAARAHA ETHIOPIA OO SAFAR KU TAGAY GOBOLKA QOOMIYADA TIGREEGA

Ra'isal Wasaaraha Waddanka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa socdaalkii uu ku marayay Gobolada Waddankaasi waxa uu ku tagay Magaaladda Mekele oo ah magaalo Madaxda Ismaamulka Qoomiyadda Tigreega ee wadankaasi.


 

Dadweynaha Deegaankaasi ayaa si diiran u soo dhaweeyay Ra'isal Wasaare Abiy Ahmed Ali oo hore u soo maray Deegaanadda Qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromoda.

Mr. Abiy Oo ku Hadlayay LuuqadaTigrigna ayaa xusay in looga baahan yahay qoomiyadaasi iyo kuwo tirada badan ee dalkaasi in ay xoojiyaan wada dhalashada



iyo wada jirkooda. "Dadka QoomiyaddaTigriga waxa looga baahan yahay in la jiraan qoomiyaddaha kala ee gobolada kale, si loo helo dimuqraadiyada ku wayn dadka reer Ethiopia" ayuu yidhi

 

Ra'isal Wasaaraha Oo Meel Fagaare Ah Kala Hadlayay dadka qoomiyadda Tigreega ayaa intaasi ku sii daray "In aanu Samayno Shaqooyin Badan, Dawladnimo Wanaagsan, Cidhib tirka Fakhrigu waa waxyaabaha ugu horeeya ee aanu awooda saari doono, waanay noo qorshaysan yihiin" ayuu yidhi.