Burco:-Dallada Isku Xidhka Dhalinyarada Soomaliland Ee Syna Oo Magalada Burco Ku Soo Bandhigay Qiimaha Ay Leedahay Nabadu

0
Sunday April 15, 2018 - 09:47:07 in by salman abdi
  • Visits: 846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco:-Dallada Isku Xidhka Dhalinyarada Soomaliland Ee Syna Oo Magalada Burco Ku Soo Bandhigay Qiimaha Ay Leedahay Nabadu

    Dalladda Isku Xidhka Dhalinyaradda Somaliland Syna Ayaa Hoteelka Deero Ee Magalada Burco Ku Qabtay Munaasibad Baladhan Oo Lagaga Hadlayay Qimaha Ay Leedahay Nabadu Oo U Soo Bandhigayay Mid Ka Mida Haldoorka Dhalinyarada Gobolka Togdheer Mr Ayaanle Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalladda Isku Xidhka Dhalinyaradda Somaliland Syna Ayaa Hoteelka Deero Ee Magalada Burco Ku Qabtay Munaasibad Baladhan Oo Lagaga Hadlayay Qimaha Ay Leedahay Nabadu Oo U Soo Bandhigayay Mid Ka Mida Haldoorka Dhalinyarada Gobolka Togdheer Mr Ayaanle Maxamed


Munaasibadani Oo Kulmisay Bulshadda Qaybaheeda Kale Duwan Ayaa Waxa Ka Soo Qayb Galay ,Bahda Qalalinyada,Bahda Hal.abuurka,Ardayda Jamacadaha, Haweenka, Dhalinyarada Ururada Iyo Marti Sharaf Kale

Gudoomiyaha Dallada Isku Xidhka Ee SYNA Maxamed Doonyaale Iyo Maxamed Xamse Oo Ka Tirsan Dallada Syn ayaa Ka Warbixiyay Ujeedada Munaasibadani Daarantahay Iyo Shaqooyinka Kale Duwan Ee Syna U Qabato Bulshada,waxanay Tilmameen Qiimaha Ay Leedahay Nabada waxanay Shegeen in Dallada Syna Ka Shaqaynayso Isku Xidhka Dhalinyaradda Somaliland Meel Kasta Oo Ay Kale Jogaan,

Maxamed Cismaan Oo Loo Yaqaan Madaxwaynaha Mustaqabalka,Gudoomiyaha Naadiga Halkaraan,Axmed Haykal,Farxaan Jeesto Oo Ku Hadlay Afka Ururka Akmo,Kaltuun Maxamed Muse Oo Ka Mida Haldoorka Gobolka Iyo Xubno Kale Ayaa Ku Aamanay Dallada Syna Iyo Mr Ayaanle Oo Barnaamijka Nabada Gradaadinayay Uga Mahad Naqay Kana Waramay Qiimaha Uu Leeyahay Nabaddu,

Abwaan Daajiye Oo Munaasibadani Ka Hadlay Ayaa Sugaan Ku Cabiray Qiimaha Ay Leedahay Nabadu Waxana Uu Ka Waramay Khasaraaha Ku Duugan Nabad Darrada Ee Laga DHaxlo.


Mr Ayaanle Ayaa Si Qoto Dheer Uga Waramay Qiimaha Ay Leedahay Nabadi Iyo Guulaha Joogtada Ah Ee Laga Dhexlo,Sidoo Kale Waxa Uu Si Misaanleh Uga Faalado Dhacdooyin Kale Duwan Oo Soo Maray Dunidda Iyo Xaaladda Ay Nabadu U Horseeday.

Ugu Danbayntiina Waxa Madasha Lagu Soo Xidhay Bahda Hal abuurka Oo Ay Ka Mid Ahayeen Majaalistaha Deeq Maroojiye Iyo Qalabjaan Oo Ka Qosliyay Dadkii Madasha Soo Camiray Isla Markaana Ka Waramay Qiimaha Nabadu Leedahay,.