Garoowe:- "Saaxiibkay Buur Madoow Waxaan Leeyahay Waan Aqbalay Baaqa Nabada, Waase Hadii Muuse Biixi Kaa Qaato" Madaxweyne Gaas.
Hargeisa:- Wasiirka Horumarinta Maaliyada Somaliland Oo Magacaabay Gudida Dardar Gelinta Dakhliga Dawlada.
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa soo dhaweeyay Baaq nabadeed salka ku haya colaada Tuko raq oo u dhaxaysa Somaliland iyo Puntland.
"Saaxiibkay Boqor Buur Madoow waxa aan leeyahay dhambaalkaagii xambaarsanaa nabadda anigu Madaxweyne ahaan waan soo dhaweynayaa, Puntland waligeedba waxa ay ka shaqaynaysay nabada, Waase hadii uu kaa qaatoBaaqan Nabadeed oo uu fagaare ka jeediyay Boqor Buur Madoow ayaa waxa uu Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Gaas uu sheegay in isaga ay ka go’an tahay in nabad wax lagu dhameeyo, hasayeeshee waxa uu ka baqo qabo in uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ogolaan doono baaqa nabada.