Arsenal Oo Ku Dhaw Inay Soo Gabagabayso Saxiixa Kostas Manolas.

0
Sunday August 17, 2014 - 14:03:05 in by salman abdi
  • Visits: 1054
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal Oo Ku Dhaw Inay Soo Gabagabayso Saxiixa Kostas Manolas.

    Kooxda Arsenal ayaa ku dhaw inay soo gabagabayso saxiixa 23 jirka daafaca uga ciyaara kooxda Olympiakos ee Kostas Manolas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Arsenal ayaa ku dhaw inay soo gabagabayso saxiixa 23 jirka daafaca uga ciyaara kooxda Olympiakos ee Kostas Manolas.


Labada Wargays ee ugu waa wayn Greece ee kala ah Sport24 iyo Gazzeta ayaa shaaciyay maanta in Olympiakos iyo Arsenal ay ka heshiiyeen qiimaha Kostas Manolas uu ugu wareegayo Arsenal oo ah 8 milyan oo Ginni.


 

Wargaysyadaan ayaa si iskuwada mid ah shaaca uga qaaday in Laacibka uu tijaabada caafimaadka u mari doono kooxda Gunners maalmaha nagu soo aadaan.

Warar dheeraad ah oo aan si gaar ah u helnay ayaa sheegaya in laacibka uu ka gudbay tijaabada caafimaadka inkasta oo aan lahubin sax ahaanshaha warkaan.