Hargeisa:- Kominshanka Doorashooyinka Oo Warqadii Xildhibaan -nimo Gudoonsiiyey Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid.

0
Wednesday April 18, 2018 - 11:06:55 in by salman abdi
  • Visits: 573
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:- Kominshanka Doorashooyinka Oo Warqadii Xildhibaan -nimo Gudoonsiiyey Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid.

    Hargeisa:- Kominshanka Doorashooyinka Oo Warqadii Xildhibaan -nimo Gudoonsiiyey Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:- Kominshanka Doorashooyinka Oo Warqadii Xildhibaan -nimo Gudoonsiiyey Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid.

Sida ay sheegayaan warar soo

gaadhayaa shabakada Ilaysnews.com waxaa ay waxaa ay sheegayan in warqadii xildhibaan nimo ay maanta kominshanka doorashooyinku ay gudoonsiiyeen siyaasi Xussen Axmed Ceydiid .



 

 

Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid ayaa waxaa ay maalmihii ugu danbeeyey booskaas xildhibaan nimo ay ku muransanayeen wasiir ku xigeenka warfaafinta Md Maxamed Muuse Abees balse wasiir ku xigeenka ayaa booskaas lagaga guuleystay kadib markii uu Xussen ka codad batey .


Xussen Axmed Ceydiid ayaa waxaa uu marka la dhaariyo kadib uu noqo xildhibaan katirsan mudanaysha golaha wakiilada Somaliland .