Hargaysa:- Deg Dega Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Boqor Cismaan AW-Buur Madow,Iyo Sababta Loo Xidhay

0
Thursday April 19, 2018 - 20:55:35 in by salman abdi
  • Visits: 481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:- Deg Dega Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Boqor Cismaan AW-Buur Madow,Iyo Sababta Loo Xidhay

    Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Boqor Cismaan AW-Buur Madow,Iyo Sababta Loo Xidhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Boqor Cismaan AW-Buur Madow,Iyo Sababta Loo Xidhay
Xukuumada Somaliland Ayaa Goor Dhoweyd Xabsiga U Taxaabtay Boqor Cismaan Aw-maxamuud Buur Badow,Ciidamo Ka Tirsan Policeka Ayaa Boqorka Goor Dhoweyd Ka Qabtay Mid Kamida Hotelada Waaweyn Ee Magaalada Hargeisa

Inkasta Oo Aan La Cadayn Xadhiga Boqor Cismaan Buur-madow Hadana Waxaa Lala Xidhiidhinaya Inuu Salka Ku Hayo,Safar Uu Dhowaan Ku Tegay Maamulka Puntland,Isaga Oo Halkaasi Kaga Qayb Galay Caleema Saarka Beel-daajiyo Cusub,Waxaanu Boqorku Halkaasi Ka Jeediyey Khudbad Aad U Dheer Oo Ku Taxaluqda Nabada Iyo Xasiloonida Isagoona Xukuumadaha Somaliland Iyo Maamulka Puntland Ugu Baaqay In Ciidamada Is Horfadhiya Lakala Qaado Taas Oo Muran Badan Dhailisay

 


Wararkaas Iyo Wixii Kasoo Kordha Kala Soco Shebekada Afkashacabka.com