Kenya:-Daadadkii Gaarisa ku dhuftay oo khasaare lixaad leh gaarsiiyay ganacsigii magaalada

0
Friday April 20, 2018 - 10:14:16 in by salman abdi
  • Visits: 480
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya:-Daadadkii Gaarisa ku dhuftay oo khasaare lixaad leh gaarsiiyay ganacsigii magaalada

    Daadad ka dhashay Roobab ma hiigaan ah oo maalmihii u dambeeyey ka da'yey gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa la sheegayaa inay khasaaro lixaad leh ka dhalatay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daadad ka dhashay Roobab ma hiigaan ah oo maalmihii u dambeeyey ka da'yey gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa la sheegayaa inay khasaaro lixaad leh ka dhalatay.


Khasaaraha daadadku waxa ay isugu jiraan kuwo naf iyo maalba leh, dhanka maalkana waxa ay si gaar ah u saameyeen qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Gaarisa, iyaga oo halkaasi ku waayey hanti aad u badan.

Haddaba weriyaha BBC-da ee magaaladaasi Bashkas Jugsoodhacay ayaa bartamaha magaaladaasi waxa uu kula kulmay qaar ka mid ah ganacsatada halkaasi wax ku gata kaddibna dooddan gaaban ayuu u qabtay.