Ciidamada Policeka Ee Degmada Ceel-afweyn Oo Xabsiga U Taxaabay Weriye Ka Tirsan Warbaahinta Degmada Ceel-afweyn Iyo Sababta Loo xidhay.

0
Friday April 20, 2018 - 11:58:12 in by salman abdi
  • Visits: 461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Policeka Ee Degmada Ceel-afweyn Oo Xabsiga U Taxaabay Weriye Ka Tirsan Warbaahinta Degmada Ceel-afweyn Iyo Sababta Loo xidhay.

    Ciidamada Policeka Ee Degmada Ceel-afweyn Oo Xabsiga U Taxaabay Weriye Ka Tirsan Warbaahinta Degmada Ceel-afweyn Iyo Sababta Loo xidhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Policeka Ee Degmada Ceel-afweyn Oo Xabsiga U Taxaabay Weriye Ka Tirsan Warbaahinta Degmada Ceel-afweyn Iyo Sababta Loo xidhay.
Ciidanka Policeka Degmada Ceel-afweyn Ayaa Xabsiga U Taxaabay Weriye Maxamed Masuul Oo Ka Hawl-Gala Telefishanka Universal Tv Iyo Mareegta Wararka BurcoOnline Weriyahan Ayaa La Xidhay Isaga Oo Duubaya Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Xadhiga Boqor Cismaan Aw-buur Madow,Kaas Oo Kasocday Ilaayo Saaka Degmada Ceel-afweyn,

Sifaha Loo Maray Xadhiga Weriyahani Ayaa Ah Mid Baal-Marsan Sharciga Saxaafada,Iyada Oo Aan Loosoo Jarin Wax Waarana,Isla Markaana Xabsiga Lagu Tuurey Isaga Iyo Qalabkiisiiba

 

Sidoo Kale Waxaa Jira Dad Tiro Badan Oo Isugu Jira Madaxdhaqameed Iyo Dhalinyaro Kuwaas Oo Iyagana La Xidh Xidhay,Xaalada Degmada Ceel-Afweyn Ayaa Kacsan,Waxaana Socda Rasaas Iyo Shiid Ay Isweydaarsanayaan Dadka Banaan Baxaya Iyo Ciidanka Policeka Degmada Ceel-afweyn

Maalintii Shalay Ayey Ahayd Markii Murashaxa Xisbiga WADDANI Sheegay Inay Xukumadu Cago-juglayn Iyo Cabudhin Ku Hayso Dadka Shacabka Ah,Kuwaas Oo Aan Xadhigooda Loo Meel Deyin,