War Deg Deg Ah Xaafad Ku Taala Magaalada Burco Oo Caruur Yaryar Miino Kula Qaraxday Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

0
Friday April 20, 2018 - 11:58:12 in by salman abdi
  • Visits: 426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Xaafad Ku Taala Magaalada Burco Oo Caruur Yaryar Miino Kula Qaraxday Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

    War Deg Deg Ah Xaafad Ku Taala Magaalada Burco Oo Caruur Yaryar Miino Kula Qaraxday Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Xaafad Ku Taala Magaalada Burco Oo Caruur Yaryar Miino Kula Qaraxday Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
Miino ayaa ku qaraxday caruur ku ciyaaraysay garoonka tuura-tuuraale ee xaafada October ee magaalada burco,Waxaana dhaawac soo gaadhay laba wiil oo dhalinyaro ah, laba usbuuc ka hor bay ahayd wax miino u eg markii lagu arkay xaafada LONDON ee magaalada burco oo aan wax badan u jirin goobtan saaka miinadu ku dhaawacday caruurta ciyaaraysay.