War Deg Deg Ah Mudaharaadkii Ugu Cuslaa Oo Degmada Ceel-afweyn Ka Qarxay Iyo Erayada Halku Dhigga Looga Dhigay.

0
Friday April 20, 2018 - 12:13:25 in by salman abdi
  • Visits: 483
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Mudaharaadkii Ugu Cuslaa Oo Degmada Ceel-afweyn Ka Qarxay Iyo Erayada Halku Dhigga Looga Dhigay.

    War Deg Deg Ah Mudaharaadkii Ugu Cuslaa Oo Degmada Ceel-afweyn Ka Qarxay Iyo Erayada Halku Dhigga Looga Dhigay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Mudaharaadkii Ugu Cuslaa Oo Degmada Ceel-afweyn Ka Qarxay Iyo Erayada Halku Dhigga Looga Dhigay. Degmada Ceel Afweyn Ayaa Mudaharaad Xoogan Oo Lagaga Soo Horjeedo Xadhiga Boqor Buur Madow uu iminka ka socdaa , ciidamada Qaranka Ayaa Donaaya Inay Kala Dareeriyaan Dadka Balse Bulshada Xamaasadoodu Aad Bay U Saraysaa Waxaanay Ku Dhawaaqayaan Haddalo Muujinaayay Inay Eeden Fartoodi, Sidoo kale wararku waxay intaa ku darayaan in rasaasi xoogani dhacayso,rasaastaas waxaa furaya ciidamada qaranka waxaana ay ku furayaan sidii ay xoog ku kala dareerin lahaayeen dadweynaha ka soo hor jeeda xadhiga boqorka oo


Goor Dhawa Kala Soco wararka Ka Soo Kordha