Weeraryahanka kooxda Chelsea ee Alvaro Morata ayaa qaabtay habeen uu doonayo in uu iloobo kulankii ay kooxdiisu guusha ka gaartay kooxda Burnley.

Morata ayaa fursad loo siiyay in uu is muujiyo isaga oo hogaaminayay weerarka Blues oo uu la hogaaminayay xiddiga Giroud waxana uu soo bandhigay qaab ciyaareed aad u liita.

Alvaro Morata ayaa iska khasaariyay fursad furan oo uu kaliya goolhayuhu ka xigo goolka waxana uu uga fal celiyay si waali ah mark badalka lagu sameeyayLaacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

SHARES72

4 Fekradoodayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1.  
    Abdiqani mohamed20-04-2018 at 10:00 am -Reply

    alvaro ilaa uu isbadal wanagsan sameynayo waa labadalayaa boskiisana walaga faa`iidaynaya

  2.  
    Ajaja20-04-2018 at 9:25 am -Reply

    Asc marka hore dhaman unada somaliyeed
    Kuwan lacib wax ku soo qora miyay xanun sanyihi kulaha nadiga champion labad u dagalamaya wefa leaga miyasan cadi ahayn kas koob mahan wa kan ay hada mancheter sanadki hore iyada oo kalinta 7 fadhida ay ku timi mise nadiyo gara ayaa lo sameyay xishoda niman wa wayn ayad tihin waxan ha soo qorin hadalkina wa inu isu dheli tirnada cami

  3.  
    c/casis faarax sicid20-04-2018 at 9:02 am -Reply

    ma ficneen inuu alvaro morata taas oo kale cafiyo lkn gool waa lacunaa

  4.  
    c/casis faarax sicid20-04-2018 at 9:00 am -Reply

    waa ila xumeed

 
 

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

 

Sii Akhri Wararka Kale Ee Maanta
DEG DEG: Arsene Wenger Oo Xaqiijiyey In Uu Ka Tagayo Arsenal Dhammaadka Xilli Ciyaareedkan

Tababaraha kooxda Arsenal, Arsee Wenger ayaa xaqiijiyey in uu iska casili doono xilka tababarenimo ee Gunners gunaanadka ol’olahan. Wenger waxaa saarnaa cadaadis ba’an...

Xog Aruuriyaha Opta Oo Soo Saaray Liiska 20-ka Xidig Ee Ugu Xawaaraha Badan Horyaalka Premier League & Salah Oo Laga Waayay Tobanka Hore.

Horyaalka Premier League wuxuu noqday mid ka ah horyaalada aadka loo xiiseeyo ee kubadda cagta, waxaana ku sugan xidigo caan ah oo xawaaraha ku dheereeya, sidaas darteed xog...

Daawo: Gabar Yar Oo Soo Bandhigtay Farsamooyinka Neymar, Kadib Oohin Is Qaban Kari Wayday Markii Ay Aragtay Fariin Uu U Soo Diray & Hadyada Maaliyadiisa Brazil Ah

Gabar yar oo taageero weyn u ah Neymar ayaa soo bandhigtay farsamooyin u gaar ah iyada oo ay sheegtay in ay kaga dayato Xiddiga ay taageerto. Gabarta yar ayaa markii dambe...

Chelsea Oo Guul Muhiim Ah Ka Soo Gaadhay Kooxda In Ay Europa League U Soo Baxdo U Ordaysa Ee Burnley Iyo Blues Oo Wali Kaalinta Afraad U Sii Dagaalamaysa.

Chelsea ayaa guul muhiim ah ka soo gaadhay kooxda Burnley si ay u sii wadato rajada ay ka leedahay in ay kaalinta afraad ku dhamaysan karto xili ciyaareedkan iyada oo guushan...

Rajadii Ateltico Madrid Ee Koobka La Liga Oo Soo Dhamaatay Iyo Real Sociedad Oo Markale Barcelona U Sahashay In 3 Dhibcood Oo Kaliya Ay Uga Baahato Shanta Kulan Ee Hadhsan.

Kooxda Atletico Madrid ayaa si dhab ah u lumisay rajadii yarayd ee ay ka lahayd koobka La Liga kadib markii ay xaquuq kala soo kulantay kooxda Real Sociedad oo ay marti u...