Hargeisa:- Dawladda Federaalka Somaliya Oo Sheegtay Inaanay Heshiiska Berbera Somaliya Aanay Saxeexin.
Hargeisa:- Dawladda Federaalka Somaliya Oo Sheegtay Inaanay Heshiiska Berbera Somaliya Aanay Saxeexin. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Du'caale Cawad, oo wareysi gaar ah siiyay HCTV ayaa sheegay in aanu jirin wax heshiis ah oo Xukuumadda Soomaaliya ee hadda iyo kuwii ka horreeyayba ay la galeen Imaraadka Carabta kaas oo ku saabsan Dekedda Berbera. Cawad ayaa intaasi sii raaciyay in khilaafka hadda u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaraadka Carabta uu ka bilaamay heshiiska Imaraadku la galay Somaliland