Hargeisa:- Hogaamiye Xirsi Sidee Ayuu Arkaa Go'aanka Xisbiga Waddani Ku Sheegay in 7 Sanno Dalku Dib U Dhac Ku Yimi Iyo Maxkamadeynta Silaanyo.

Wasiirkii hore ee madaxtooyada somaliland isla markaana ah hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaan weli ka hadal sida uu u arko go'aanka xisbiga waddani uu ku sheegay in dalka somaliland uu 7 sanno dib u dhac balaadhan ku yimi. Sidoo kale waxaa uu xisbiga waddani ku dhawaaqay in madaxweynihii hore ee somaliland isla markaana ahaa macalinkii hogaamiye xirsi cali xaaji xasan Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo la maxkamadeeyo maadaama uu galay
dambi qaran, hadaba su'aasha ugu muhiimsan ee is weydiinta mudan ayaa ah , muxuu hogaamiye xirsi cali xaaji ka odhan doonaa eedaynta ku saabsan macalinkiisii axmed silaanyo iyo in dalka somaliland uu 7 sanno oo dib u dhac ah galay?