Hargaysa:-Madaxweynaha Biixi Kulan Deg-Deg Ah Isku Yeedhay Shir-Guddoonka Golleyaasha Guurtida Iyo Wakiillada.

0
Monday April 23, 2018 - 11:10:18 in by salman abdi
  • Visits: 458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Madaxweynaha Biixi Kulan Deg-Deg Ah Isku Yeedhay Shir-Guddoonka Golleyaasha Guurtida Iyo Wakiillada.

    Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka kulan deg-deg ah isku yeedhay shir-guddoonka golaha wakiillada iyo guddoomiyaha golaha guurtida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka kulan deg-deg ah isku yeedhay shir-guddoonka golaha wakiillada iyo guddoomiyaha golaha guurtida.


Kulankan uu Madaxweyne Muuse Biixi isku yeedhay guddoonka golleyaasha guurtida iyo wakiillada ayaa la filayaa in lagaga hadlo xaaladda dalka iyo arrimaha soo cusboonaaday ee ay ka mid tahay hadalkii ka soo yeedhay wasiiru dawlaha Imaaraadka Carabta Anwar Mohamed Qarqash ee ku aadanaa heshiiska dekedda Berbera.

Warkan oo faaf-faahsan iyo muuqaalkaba goordhaw filo