Hargeisa:- Guddida Fulinta Xisbiga Waddani Oo Iminka Xil Ka Qaadis Sameeyey Iyo Masuulka Xilka Laga Qaaday Magciisa.

0
Monday April 23, 2018 - 13:07:27 in by salman abdi
  • Visits: 501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:- Guddida Fulinta Xisbiga Waddani Oo Iminka Xil Ka Qaadis Sameeyey Iyo Masuulka Xilka Laga Qaaday Magciisa.

    Hargeisa:- Guddida Fulinta Xisbiga Waddani Oo Iminka Xil Ka Qaadis Sameeyey Iyo Masuulka Xilka Laga Qaaday Magciisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:- Guddida Fulinta Xisbiga Waddani Oo Iminka Xil Ka Qaadis Sameeyey Iyo Masuulka Xilka Laga Qaaday Magciisa. Shir deg-dag ah oo ay saaka iskugu yimaadeen

guddida fulinta ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa waxa ay xilalkii iyo xubinimaddii xisbiga ba ay kaga qaateen mas'uuliyiin iyo xubno ka tirsanaa Xisbigaasi oo ka hor yimi isla mar ahaantaana jabiyey shuruucda iyo xeerarka Xisbigaasi.

Image may contain: 2 people, people sitting

 

 


Shirkan oo ka qabsoomay xarunta dhaxe ee Xisbiga WADDANI isla mar ahaantaana uu shir-guddoominaayey guddoomiyaha Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxa ay cod aqlabiyad ah xilalkii iyo xubinimadii ba kaga qaadeen.

Image may contain: 4 people, wedding and crowd


1. Md.Cismaan Ibraahim Warsame Daahir(Golaha Dhaxe iyo xubinimaddii ba)

2. Md. Abiibakar Sh.Xuseen Meeceed (Hoggaanka, Fulinta, golaha dhaxe, iyo xubinimaddii ba).

3. Md.Faarax Cilmi Geedoole(Fulinta, Golaha Dhaxe iyo xubinimaddii ba)

4. Xamse Xasan Cabdiraxmaan(Xoghaye ku xigeenka amniga, golaha dhaxe iyo xubinimaddii).

Image may contain: 7 people, including Nuuradiin Diini, people sitting

Image may contain: 7 people

Image may contain: 6 people, including Nuuradiin Diini and Xasan Maal Dhidar, people sitting

Image may contain: 3 people