Hargeisa:- Golaha Guurtida Oo Shaqadii Ka Joojiyey Xildhibaan Ka Qeyb Galay Munaasibad Dhaqan Oo Ka Dhacdey Maamulka Puntland.

0
Monday April 23, 2018 - 13:07:27 in by salman abdi
  • Visits: 370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:- Golaha Guurtida Oo Shaqadii Ka Joojiyey Xildhibaan Ka Qeyb Galay Munaasibad Dhaqan Oo Ka Dhacdey Maamulka Puntland.

    Hargeisa:- Golaha Guurtida Oo Shaqadii Ka Joojiyey Xildhibaan Ka Qeyb Galay Munaasibad Dhaqan Oo Ka Dhacdey Maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:- Golaha Guurtida Oo Shaqadii Ka Joojiyey Xildhibaan Ka Qeyb Galay Munaasibad Dhaqan Oo Ka Dhacdey Maamulka Puntland.

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee

golaha Guurtida Somaliland Siciid Jaamac Cali ayaa waxaa maanta warbaahinta u shaaciyey in ay shaqadii xildhibaan nimo ka joojiyeen xildhibaan ka tirsan golaha guurtidaSlaguna magacaabo xildhibaan Suldaan Ismaciil Suldan Cabdiraxmaan


 

 


Xildhibaanka suldaanka ah ayaa waxaa uu dhawaan magaalada Carmo kaga qeyb galay munaasibad caleemo saar Beel daashe oo ka dhacdey maamulka Puntland


Gudoomiye ku xigeenka guurtida ayaa sheegay in Xildhibaankaas ay guddi baadhis ah u direen isla markaana ay shaqada intaasi ka soo joojiyeen