Maraykan: Xaaladda Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka George H. W. Bush Oo Ka Soo Reyneysa

0
Wednesday April 25, 2018 - 09:16:30 in by salman abdi
  • Visits: 583
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykan: Xaaladda Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka George H. W. Bush Oo Ka Soo Reyneysa

    Madaxweynihii hore ee Mareykanka George H. W. Bush ayaa la sheegey in ay xaaladdiisa ka soo reynayso,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Mareykanka George H. W. Bush ayaa la sheegey in ay xaaladdiisa ka soo reynayso,

 kadib markii cisbitaal loo dhigay infegshenka dhiigga ku dhaca oo noloshiisa halisgeliyay, sida ay qoyskiisa ku sheegeen war ay soo saareen.

Bush-ka weyn ee 93 sano jir ah, ayaa la geeyay isbitaalka Houston Methodist Hospital, subixi Aadda, waxana tan iyo xilligaasi uu ku jiray qeybta gar-gaarka deg degga ah.

Ka hor inta aan isbitaalka la dhigin, Bush ayaa Sabtidii ka qeyb galay tacsiyadii loo sameyay xaaskiisa Barbara, oo isbuucii hore ku dhimatay da’da 92 sano. Labada lamaane ayaa is qabay 73 sano.