Daawo Oo Ka Bogo Sidii Waalida Ahayd Ee Uu Uga Falceliyey Goolii Kowaad Ee Mohamed Salah Tebihii Carbeed Ee Ciyaartii Xalay

0
Wednesday April 25, 2018 - 19:03:27 in by salman abdi
  • Visits: 958
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Oo Ka Bogo Sidii Waalida Ahayd Ee Uu Uga Falceliyey Goolii Kowaad Ee Mohamed Salah Tebihii Carbeed Ee Ciyaartii Xalay

    Daawo Oo Ka Bogo Sidii Waalida Ahayd Ee Uu Uga Falceliyey Goolii Kowaad Ee Mohamed Salah Tebihii Carbeed Ee Ciyaartii Xalay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Oo Ka Bogo Sidii Waalida Ahayd Ee Uu Uga Falceliyey Goolii Kowaad Ee Mohamed Salah Tebihii Carbeed Ee Ciyaartii Xalay

Laacibka la hollin la’yahay ee Masar, Mohamed Salah ayaa xalay laba cad ka kala dhigay Roma lugta hore ee afar dhammaadka Champions League.

Salah waxa uu ka dhaliyey labadii gool ee hore isaga oo ku dhiibay dhawr kale ciyaarta oo ugu dambeyn ku soo dhammaatay 5-2.

Hase ahaatee, goolasha waxaa ka xiiso badnaa sida uu tebihii ciyaarta uga falceliyey mid ka mida goolashii Mohamed Salah – kii kowaad!

Tebaha aan soo qaadaneyso waa mid ka mida kuwa ugu caansan ee Carabta! Rauf Khalif.

Waxa uu ku qeyliyey: "O sharafkii Carabta! Farshaxankaagana tus, waalidaada na tus! Ciqaabahooda, cadaabahooda! Roma – halkii fadhi waa waxyeelada qiimee…..”

Mohamed Salah waxa uu xalay tirade goolasha uu dhaliyey dhammaan tartadamda Ol’olahan ka gaasiiyey 43.

Yeelkeede, waxaa lagu kala bixi lahaa is araggii xalay haddii aysan Roma laba gool xilli dambe la imaan