Hargeisa:-Guddoomiyaha Golaha Guurtidu Eedihii Ugu Cuslaa Soo Jeediyaya Guddoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro.

0
Wednesday May 02, 2018 - 16:16:31 in by salman abdi
  • Visits: 652
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Guddoomiyaha Golaha Guurtidu Eedihii Ugu Cuslaa Soo Jeediyaya Guddoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro.

    Hargeisa:-Guddoomiyaha Golaha Guurtidu Eedihii Ugu Cuslaa Soo Jeediyaya Guddoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Guddoomiyaha Golaha Guurtidu Eedihii Ugu Cuslaa Soo Jeediyaya Guddoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro.

Guddoomiyaha golaha guurtidda somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud ayaa Aamusnaan Kaga Jawaabay hadalkii ka soo yeedhay guddoomiyaha xisbiga waddani ee sheegayay inuu Xilka iska Dago Guddoomiyahu Si Booskiisa loo buuxiyo.

Guddoomiye saleebaan oo warbaahintu saaka u holatay si ay waxa uga waydiiso Eedo guddoomiye ciro ayaa sheegay inaanu wakhtigan Diyaar u ahayn inuu ka jawaabo Eedo Guddoomiyaha balse uu markale ka hadli doono.

"Anigu ninkaas u jawaabi Maayo,waxba odhan maayo ee ninkaas afka hay galinina,hadalkaas guddoomiyaha anigu markale ayaan ka hadli doonaa.Guddoomiye saleebaan ayaa sidaas yidhi

Guddoomiye ciro ayaa hore guddoomiyaha golaha guurtidu ugu soo jeediyay inuu iska nasto isla markaasina booska guddoomiyaha golaha Guurtida la keeno cidii buuxin lahayd,kaas oo cadeeyay